Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo sheegay in saraakiil sare oo Itoobiyaan ah ay qaadanayaan tababar milatari. - BBC News Somali
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada iyo mas'uuliyiin kale oo sarsare oo dowladda ka tirsan ay tababar ciidan ku qaadanayaan Hurso.
Read more











